X

Dadka xoolaha keena saylada Boorama oo ka qayliyay cashuur aan waxba loogu qaban oo lagu kordhiyay

Waa meel wax uun laga qaadayo oo aan waxba ku soo noqonayn ayuu yiri oday la hadlay wariye u shaqeeya Startv oo ka niyadjabsan cashurta lagu kordhiyay iyo sida meeshu u dayactahay nadaafadeeduna u liidato xilli xoolaha ay yaraatay dadkii iibsan lahaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.