X

Dadkii duufaantu ku dhufatey ee Baki oo ka hadley deeq soo gaartey

Dadkii duufaantu ku dhufatey ee degmada Baki ee gobolka Awdal ayaa ka hadley deeq soo gaartey, waxayna dalbadeen in loo soo biiriyo oo ayna ku filnayn. Duufaanta ku dhufatey Awdal ayaa ahayd tii ugu xumeyd.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=q2diqSsvTAo[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.