X

Duufaan markale ku soo socota xeebaha Puntland iyo Somaliland berito

Duufaan markale ku soo socota xeebaha Puntland iyo Somaliland berito sida ay sheegeen xarunta hawada ee urur goboleedka IGAD. Waxay sheegeen in duufaantu soo gaarayso berito xeebaha Somaliya.



Qubarada ku xeeldheer saadaasha cimilada ee xarunta saadaasha cimilada IGAD ayaa sheegaya in duufaanadu dhanka waqooyi u sii socdaan ilaa ay caga dhigtaan dalka Yaman.

Waxa dhibaato xoogleh ay ka soo gaartey dadka Somaliyed ee xeebaha gobolada Awdal kuwaas oo aan ka qixin laakiin sugey ilaa ay ku dhufatey guryahana saqafka ka qaadey.



Ilaa hadda ma Jiro qorshe dadkaas markale looga badbaadinayo duufaantan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.