Dadkii Jigjiga lagu bililiqaystey ayaa ku farxay hantida u soo noqotey. Dadkan ayaa isugu jira Somali iyo Itoobiyaanba. Dhacdadan cajiibka ah ayaa waxyaabaha la bililiqaystey ku jirey gawaadhi iyo gaari hindiga bajaajta.
Dadkii loo celiyay oo rag iyo haweenba leh ayaa farxad Hadley, waxayna isugu jiraan Itoobiyaan iyo Somali. Wacyigelinta ayaa si fiican u gaartey dadka badankooda.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ok00W5q-0ss[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay