X

Dadkii Jigjiga lagu bililiqaystey oo ku farxay hantida u soo noqotey Somali iyo Itoobiyaanba

Dadkii Jigjiga lagu bililiqaystey ayaa ku farxay hantida u soo noqotey. Dadkan ayaa isugu jira  Somali iyo Itoobiyaanba. Dhacdadan cajiibka ah ayaa waxyaabaha la bililiqaystey ku jirey gawaadhi iyo gaari hindiga bajaajta.


Dadkii loo celiyay oo rag iyo haweenba leh ayaa farxad Hadley, waxayna isugu jiraan Itoobiyaan iyo Somali. Wacyigelinta ayaa si fiican u gaartey dadka badankooda.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ok00W5q-0ss[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.