X

Yuhuuda ku jirta xisbiga Dimoqraadiga oo taageero u diidey Ilhaan Cumar

Yuhuuda ku jirta xisbiga Dimoqraadiga oo taageero u diidey Ilhaan Cumar. Ururka Yuhuuda ee ka tirsan xisbiga dimoqraadiga ayaa sheegay in Ilhan Cumar ay Yuhuuda ku tilmaantey dawlad midab kala sooca.


Waxa dhinaca isla xisbiga ka soo baxaya haweenay kale oo u dhalatey Falastiin oo iyadna sheegtay in Yuhuuda lala xisaabtamo.

Ururkan Yuhuuda ayaa sheegay in ayna Ilhaan Cumar taageeri doonin doorashada bisha Nofember ee la filaayo in Ilhaan ku guulaysto.


Gobolka ay Ilhan Cumar ka soo baxayso ayaan Yuhuudu ku lahayn awood ay u horjoogsadaan Ilhaan maadaama dadka u codeynaya ay yihiin dad fururan oo ka fog cunsuriyada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.