X

Dadkii ka barakacay Jigjiga oo baaq loo direy iyo ku simihii ismaamulka oo Addis ababa looga yeeray

Dadka ka barakacay Jigjiga oo loogu baaqay in ay dib ugu soo noqdaan. Halka Ku simihii ismaamulka Somalida looga yeeray Addis ababa. Waaxda cusub ee isku dhafka ah ee ciidanka dawlada dhexe iyo liyuu booliiska ayaa si wadajira uga hawlgala Jigjiga ayadoo magaalada ay ku soo noqonayso xasiloonidii lagu yaqaanay oo ay wax u dhintey markii taageereyaashii Cabdi Iley bililiqo iyo guryo la gubo ku bilaabeen magaalada.


Gacanyareyihi Cabdi iley ee ah madaxa ku meelgaarka ayaa looga yeeray Addis ababa ayadoo wararkui sheegayaan in loo sheegay in aanu la socon Karin isbedelka socda.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=qByYrYiDHZ8[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.