04/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadkii shacabka ahaa ee ay soo gaartey rasaastii argagixisadu rideysay oo dhaawacooda la keenay Beledweye: SAWIRO

Dhaawacyadan ayaa is kugu jiro rag iyo dumar 7 kamid ah dhawacyada ayaa aad u daran oo ay dhaqaatiirta isbitaalka magaalada ay la tacaalayaan. Dadkan aya ku soo dhaawacmey rasaastii ay ridayeen argagixisadu oo dhinaca shacabka ay u soo ridayeen xilli ay ku hoobteen weerar gaadmo oo ay la damacsanayeen ciidamada Somaliya iyo kuwa Amisom.

1-31-1024x685[1] 2-5[1]

1 2 3

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS