04/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadweynaha Boorama oo ka hadley sida Muuse Biixi u dhacay lacagtoodii

Dadweynaha Boorama ayaa ka hadley sida Muuse Biixi u dhacay lacagtoodii. Qaylada dadkan aan cidina u maqneyn ayaa imaanaysa markii Muuse Biixi joojiyay sarifka Saadka iyo shirkadihii oo bilaabay inay si toosa u dhacaan lacagaha dadka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RgKzZn5ME4g[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS