November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dadweynaha Buuhoodle oo balan qaaday in ay abaalkooda mariyeen haddii Siilaanyo soo weeraro Buuhoodle

Dadweynaha Buuhoodle ayaa ka carooday weerar daraad lagu soo qaaday Balicad oo ay soo qaadeen ciidan beeleed reer Soola iyo ciidan Siilaanyo taabacsan. Dadweynaha oo aad u xanaaqsan weerarkaas ayaa wacad ku maray in ay hilfaha u qaadaan haddii ay Buuhoodle ku soo dhawaadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS