X

Dadweynaha deegaanka Fadhi xun ee gobolka Awdal oo ka cawdey biyo yaraan soo foodsaartey

Dadweynaha deegaanka Fadhixun ee gobolka Awdal ayaa ka cawdey biyo yaraan soo foodsaartey iyagoo aanay jirin cid ka caawisa. Dadkan ayaa u qaylo dirtey cidkasta oo wax u tarikarta waxayna hadda qotaan ceelal bal inay ku gaadhaan wax biyo ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.