X

Qarankani beec ma noqon dhulkeyguna buuq ma galo badeyduna iib maaha: heesta todobaadka

Ninkii boholyooy haddi lagu yiri batrool badan baa halkaa ku jira BIYAHA ANIGAA ISKA LEH..Qarankani beec ma noqon dhulkey guna buuq ma galo badeyduna iib maaha. Waa heesta todobaadka oo loo qaaday Kiiniya oo rabta in ay dhulkeena gurato khayraadkeeda. Geeska bari ee Afrika balaayo ninkii ka wada walee ma badbaadayoo boqnaha isagey ka jari.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.