09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadweynaha gobolka Awdal oo Somaliland u sheegay in ictiraafku u jiro inta cirku u jiro

Kadib markii madaxweynaha Somaliland uu magacaabay guddi ictirtaaf raadina ayaa dadweynaha gobolka Awdal ka dhiibteen fikirkooda sheegeena in ayna isku wareerin ictiraf dibed laga raadiyo iyadoo dhawaan weerar lagu qaaday Lughaya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS