X

Dagaal beeleed ka qarxay deegaan u dhow Ceel afweyn iyo jufooyinka isku haya

Dagaal beeleed ka qarxay deegaan u dhow Ceel afweyn oo ay ka dhasheen khasaare labada dhinacba soo gaaray. Dagaalkan ayaa u dhexeeya labada beelood ee ISAAQ ee hadda lagu heshiisiinayo Ceel afweyn laakiin ah laba jufo oo cusub.


Masuul ka tirsan xisbiga wadani ayaa ka waramay waxa salka uu ku hayo dagaalkan cusub ee u dhexeya labada jfo ee ISAAQ ee habaryoonis iyo Habajeclo ayadoo loo fadhiyo mid hore.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=-KDkL9nA9eI[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.