November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dagaal gacan ka hadala oo Buuhoodle ka dhacay iyo Cali Khaliif oo dhex joogey

Dagaal gacan ka hadala ayaa Buuhoodle ka dhacay iyo Cali Khaliif oo dhex joogey. Gacan ka hadalkan ayaa yimi kadib markii la soo jeediyay in Garaad C/risaaq Garaad Soobe xilla laga qaado.

Cali Khaliif ayaa qarka u saaran in uu ka ogolaado in Somaliland qoriga isugu dhiibto.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS