10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dagaal kooban oo dhexmaray ciidanka dib u hanashada reer Adal iyo jabhada SNM degmada Quljeed iyo khasaare jira

images[3]Quljeed-Araabinews–Dagaal kooban ayaa saaka ku dhexmaray ciidanka dib u hanashada gobolada Adal iyo jabhada SNM meel u dhow degmada Quljeed. Dagaalkan oo ay soo qaadeen ciidanka dib u hanashadu ayaa khasaare gaadhsiiyay jabhada SNM.

Is rasaasayn xoogan kadib ayay jabhada SNM dib u guratay waxana jira dhaawac soo gaadhay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS