Wararka naga soo gaaraya magaalada Ooslo ee dalkaasi Norway ayaa sheegaya in masjid Somali leedahay uu dagaal ku dhexmaray laba dumara mid ka mid ahna la goostey farta. Booliiska Norway ayaa sheegay in ay ogyihiin labada dumara ee dagaalamay.
Labada dumara ee dagaalamay ayaa mid da’deeda lagu sheegay 30 jir halka mida kalana lagu sheegay 50 jir. Waxa hore u jirey muran u dhexeeya Somalida oo cirka isku shareeray qasbeyna in dawladu soo dhexgasho.
Booliiska ayaa sheegay inay soo bandhigi doonaan sidey wax u dhaceen marka ay dhameeyaan baadhitaankooda. Ma sheegin in labadan dumara ay yihiin Somali iyo in kale.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay