Waxa maanta dagaal ka dhacay magaalada xeebta ah ee Baraawe halkaas oo ay ka dhacaysay doorasho lagu dooranaayay xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada. Dagaalka ayaa u dhexeeyay ciidamo loo keenay degmada la dagaalanka argagixisada oo is mooday inay degan yihiin degmada.
Ciidankan oo ka tirsan kuwa dawlada oo una badan Hawiye ayaa rabay inay soo saartaan xildhibaano matala inkastoo hore loo siiyay hal kursi waxayse rabeen in loo kordhiyo.’
”Dagaalka waxa degmada ka wada waa Hawiye askara oo raba inay boobaan dadka deegaanka ayuu yiri Muxsin Maxamed oo ka mida dadka deegaanka. Ma siin doono intaas in ka badan ayuu raaciyay.
Dagaalka ayaa hadda qaboobay kadib markii ay soo kala dhex galeen odayaal iyo ciidan dhex dhexaada.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay