November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dagaal xoogan oo dhexmaray ciidamada Jabuuti iyo kuwa maamulka Somaliland maxaa sababay

Ciidamada Jabuuti ayaa hilfaha u qaaday kuwa maamulka Somaliland oo Markab u kireysnaa oo laga leeyahay Masar markii uu kaluunkii ka dhameeyay xeebta Saylac uu isku dayay in uu ta Jabuutina ku daro taas oo keentay in ciidanka Jabuuti isku daro markabka iyo kuwii uu u kireysnaa sida wararka saxda ah sheegayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS