07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dagaalka Muuse Biixi ku qaaday Sool nama khuseeyo: Siyaasiga reer Awdal ee Cali Faarax

Dagaalka Muuse Biixi ku qaaday Sool nama khuseeyo hadaan nahay reer Awdal. Waa siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa dhinaca kale sheegay in dagaalkaas la rabo in dhalinyarada reer Awdal loo adeegsado.

Wuxuu xaga kale kabaha la dulmaray odayada reer Awdal oo uu ku eedeeyay inay shacabka reer Awdal kala geeyeen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9f_OuCF-oco[/embedyt]



ARAABINEWS