November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dagaalyahaniinta bariga Yukarayn oo warshad ku taal Donesk dib ugu dayactiraya taangiyada+MUUQAAL

WP_20150306_007Yukarayn–Iyadoo Maraykanku ku hanjabayo in uu hub siinayo dawlada Yukarayn ayaa waxa soo baxaya in dagaalyahaniinta bariga Yukarayn oo neceb dawlada Yukarayn ay dib ugu dayactiraan taangiyada ay ka qabsadaan ciidanka Yukarayn warshadaha ku yaal magaalada Donesk.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS