X

Dal Maraykanku curyaamin ku hayo oo soo saaray daawada Koroona

Dalka Maraykanku curyaamin ku hayo ayaa soo saaray daawada Koroona oo aan haba yaraatee lahayn wax cuncuna ama ka soo baxyo. Madaxwynaha Finansuweela ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu soo saaray daawada haddana ay gudbinayaan ururka caafimaadka aduunka ee uu xaqirey xagjir Taram.


”Waxaan rabaa inaan idhaahdo Finansuweela waxay heshay daawada cudurka Koroona oo boqolkiiba boqol aan lahayn wax cuncuna ayuu yiri madaxwyne Maduuro.

Waxa qaabeeyay machadka baadhista cudurada ee Finansuweela. Hadalka Madaxweynaha ayaa waxa ka naxay Maraykanka oo ilaa hadda wax horumara ka samayn daawada xilli dal uu curyaamin ku hayo dhaqaalihiisuna liito uu ku guulaystey ayuu yiri Xuseen Warsame.


”Waxaan sugnaaba waa in daawada la siiyo shahaadada si aan aduunka ugu caawino ayuu raaciyay Maduuro.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.