X

Dalad ka mida haweenka gobolka Awdal oo dalbadey in Ugbaad cadaalad hesho

Kadib dilkii foosha xumaa ee Burco loogu gaystey hooyo Ugbaad ayaa dalad ka mida daladaha Awdal ay dalbadeen in gacan ku dhiiglaha is dhiibey la mariyo cadaalada ay dalbanayaan ehelada qoyska. Maamulka horjooge Muuse Bixi ayaan haysanin dastuurka shareecada diinta Islaamka laakiin lagu qasnayaa inuu fuliyo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.