Dalaga aan ku bixin ciida oo nafaqadiisu aad u hooseyso ayaa soo gaaray Hargeysa kaas oo loogu talogalay wadamada uu ku yaryahay roobabka si loo helo raashin wada gaara dadka. Masuuliyiin ka hadashay ayaa ku tilmaamay waxqabad inkastoo nafaqadiisu yartahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM