Hogaamiye kooxeedkii hore ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ee uu weerarka ku qaaday Xasan Sheekh ayaa ka digey in loo ogolaado maamul jufeedyada inay maroorsadaan talada dalka. Axmed Daaci ayaa sheegay in waxa ka soo baxa Dhuusamareeb ayna iyaga oo reer Banaadira ayna quseyn.
Maaha siyaasigii ugu horeeyay ee ka qayliya foolxumada hoosta loo geliyay madaxweyne Farmaajo iyo maamulkiisa oo muddo ka warwareegay in kooxyar loo tirtiro barlamaanka.
Inkastoo shirka Dhuusamareeb ee kooxda beesha caalamku dabada ka riixayso burburey haddana waa foolxuma ah in shir aan loo dhanayn la qabto kadibna lagu sheego heshiis.
Shirkan ayaa hore u fashilmey haddana wax ka soo baxaya ayaan jirin, waxana laga rabaa dawlada inay la timaado wax dadku ku qanco. Axmed Daaci ayaa ahaa geeljire inta aanu soo kaxaysan jufadiisa kadibna dagaal la gelin dawlada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay