Dalkaasi Bangladesh ayaa dababka hilaaca uu diley 50 qof oo joogey meelo kala duwan oo dalka ah. Bangladesh ayaa u nugul danabka ama birta kolba qof siduu u yaqaano. Wiil danabku diley ayaa lagu soo waramay in uu mango u doontey geed.
Roobabka loo yaqaan Mansoonka ayaa durba ka bilowdey dalkaasi Hindiya oo Bangladesh jaar la tahay. Roobabkaas ayaa caadiyan wata danabyo iyo hilaacyo farabadan.
Sidoo kale dadka dhintey ayaa waxa ku jirey laba dhalinyaro ah oo ciyaala iskuula oo kubad ciyaarayay caasimada Dhaka. Ninka u qaabilsan Bangladesh khasaaraha dabiiciga ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay kordhimada dhimashada.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![_89691554_89691553[2]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/89691554_896915532-300x169.jpg)
![_89691897_89691896[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/89691897_896918961-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay