X

Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey Caabud-waaq

Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey gobolka Galguduud gaar ahaan Caabudwaaq. Lamaanahan wararku sheegayaan in danabku ku diley magaalada ayaa la sheegay inay dhawaan aqal galeen.



Nimcada RABI Ayaan baryahan ka da’ay gobolka Galguduud gaar ahaan deegaanka ARI CADEEYE oo danabku ku diley labadan lamaane. Labadda ruux ee Geeriyootay ayaa waxaa lagu kala Magacaabi jiray Raagge Naanale Aadan Bootaan iyo Faadumo Subeyr Cabdi Cabdille Hiiro.



Nimcada RABI ayaa aad loogha dareemay dhamaan Somaliya oo dhan inkastoo roobka badankiisa aan laga faaiideysan

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.