X

Danyar dalagoodii dab la qabadsiiyay gobolka Awdal iyo cida ay ku tuhmayaan

Waxa dab la qabadsiiyay qoys danyara degmada Dilla ee gobolka Awdal, waxana qoyska dalaga laga gubey ay sheegeen in deegaanka loo sheegtay loona sheegtay inay ku noqdaan deegaanadooda. Waa dhacda lala yaabay xilli cunto yaraan ka jirtey aagas.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.