19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Darbi jiifka magaalada Boorama oo helay dhar xilli dhaxantii xumeyd baxdey

Darbi jiifka magaalada Boorama ayaa helay dhar xilli dhaxantii xumeyd baxdey. Dadkan ayaa ku dhibaateysan magaalada oo ayna jirin cid daryeesha. Waxa dharkan qaybisay wasaarada ku magacaaban shaqada oo hadda isku rogtey wasarada arimaha daryeelka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=kVxp24lBbt0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS