25/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hargeysa: Dardaaran aabo nagu dardaaray ayaan ku wadnaa

Waa wiil isagu shimbiraha quudiya isagoo sheegay inuu aabihii ku dardaaray. Shimbiraha aan quudino hadda waxay gaarayaan boqolaal. Waxay yimaadaan xilliga cuntada wayna rawaxaan markay cunaan, waxay leeyihiin akhlaaqad wanaagsan shimbiruhu. ”Waxaan leehay way kala yaqaan qofka wax u taraya iyo qofka kale wayna i baran doonaan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS