X

Dawlad dadkeedu lugaha ku dhegen yihiin ma dhismi karto mana difaaci karto: Farmaajo

Dawlad dadkeedu lugaha ku dhegen yihiin ma dhismi karto mana difaaci karto.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay xerada ciidamada Jenerraal Gordan ee magaalada Muqdisho.

Xeradan oo lagu tababarayo ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed, islamarkaana ay gacanta ku hayso dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa madaxweynaha waxa uu qeyb qeyb u booqday xeradaasi.


Madaxweynaha ayaa waxa uu kormeer kadib hadal uu halkaasi ka jeediyey uu ugu horreyn u mahadceliyey dowladda Imaaraadka iyo dedaalka ay ku bixineyso tababarka ciidamadan.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

 


admin:

This website uses cookies.