X

Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse oo bisha dambe ka tumaya Ingiriiska

Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse ayaa bisha dambe ka tumaya Ingiriiska kuna casuuman barnaamijka USBUUCA Todobaadka ee sanadlaha ah.



Mursal Muuse ayaa noqonaysaa booqashadii ugu horeysay ee uu ku yimaado Yurub waxana la filayaa in isaga iyo Hodan ay shidaan barnaamijka Usbuuca.



Labadan fanaaniin ayaa ku sugnaa Nayroobi bilo ka mida sanadkan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.