08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Federaalku dalka ma iyadaa kala goynaysa: Jawaabta Prof Cabdisamad Nageeye

Dawlada Federaalku dalka ma iyadaa kala goynaysa. Waa suaal dad badani iswaydiinayaan maadaama aan wax kharasha lagu bixin gobolada Woqooyi siyaasadana gobolaysigana laga reebay.

Waxa jawaabta bixinaya madaxweynaha Awdalstate Prof Cabdisamad Nageeye.





ARAABINEWS