Dawlada Imaaraadka ayaa dadkeeda uga digtey mar labaad in ay dharka dhaqankooda ee Khamiiska iyo toobka madow iyo NIQAAMKA ay dumarku xirtaan ku xirtaan meelaha qaar iyadoo eegaysa amnigooda.
Talaabadan ayaa timi markii nin xidhan khamiis la soo dacweeyay iyadoo la sheegay in uu ku hadlay hadalo laga shikiyay. Ninkan ayaa lagu xirey dalkaasi Maraykanka.
Wadamo badan oo uu ku jiro Faransiiska, Holland iyo Beljim ayaa iyagu madnuucay NIQAAMKA wajiga lagu qariyo oo DHAQAN u ah carabta inkastoo haweenka Somalida qaarkood hadda XOOG u xirtaan iyagoo waliba ku daray toobka madow.
Tukaamada Somalida siiba kuwa haysta mabaadiida Sucuudiga ayaa lagu iibiyaa KALIYA toobkaas madow iyo NIQAAMKA. Dawlada Imaaraadka ayaa shacabkeeda u sheegtay in ay dhaqankooda si fiican ugu xuirtaan dalkooda oo ay ixtiraamaan dalalka ay booqdeen sharciyadooda.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay