November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dawlada IRAN oo laga qaaday cunaqatayntii saarneyd

Madaxweynaha Maraykanka ayaa dhinaciisa amrey in IRAN laga qaado cunaqabataynta saarneyd halka Qaramada midoobey iyo midka reer Yurub iyaguna sii dayn doonaan lacago bilyano ah oo laga haysto IRAN. Dhinaca kale IRAN ayaa dib u bilaabeysa kumanaan saliida oo ay u dhoofiso caalamka siiba Yurub.

Talaabadan ayaa timi markii IRAN fulisey dhamaan heshiisyadii la gaaray oo ay uGu dambeysay in IRAN burburiso ama damisdo biyaha lagu qaboojiyo macdanta laga sameeyo Nukliyeerka.

Wasiirka arimaha dibedda ee IRAN ayaa sheegay in weji cusub u furmey IRAN iyo dunida u badan gaalada ama reer galbeedka waxase talaabadan ka cadhodey Sucuudiga oo dagaal diimeed isaga u khaasa kula Jira.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS