12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Itoobiya oo cadaysay mowqifkii lagu galay Jigjiga iyo digniin

Dawlada Itoobiya ayaa cadaysay mowqifkii askartu kuyimaadeen Jigjiga kana hadashay xuquuqal insaanka uu ku xadgudbey Cabdi Maxamuud Cumar. Afhayeenka Abiy Axmed ayaa sheegay in isbedel uu ka dhacay dalka.

Warkan ayaa imaanaya ayadoo Jigjiga ay halis ku sigatey in amarka iyo kala dambeynta si fiican u lunto. Qaskan ayaa lagu eedeeyay askarta Liyuu booliiska ee ka amar qatey Cabdi Ilay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2Amc6xsTBik[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS