Dawlada Itoobiya ayaa eedaysay maamulka Somaliland.
Wasiirka Warfaafinta Dowladda Itoobiya Negeri Lencho ayaa warbaahinta u sheegay in maamulka Somaliland ay ka qeyb qaateen barakicinta lagu haayo dadka Oramada ah ee kunool deegaanada maamulka Somaliland.
Waxaa uu sheegay in Somaliland ay hareer martay Sharciga Qaxootiga iyo Muwaadiniinta Itoobiya ,islamarkaana deegaanada ay xoog uga saartay dad Oromo ah.
Waxa uu ku eedeeyay in Somaliland 3,000 oo qof oo Oromada ah ay qasab uga barakiciyeen deegaanada Waqooyiga Somaliland,islamarkaana ay wali sii waddaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay