X

Dawlada Itoobiya oo eedaysay maamulka Somaliland iyo sababta

Ethiopian communication affairs minister, Getachew Reda speaks during a press conference in Addis Ababa on June 14,2016 on the issue of Ethiopian and Eritrean military clashes at Tsorona. Arch-rivals Ethiopia and Eritrea traded blame for one of the fiercest border clashes since a 1998-2000 war, with Addis Ababa warning any further conflict is "up to Asmara." / AFP / SOLAN GEMECHU (Photo credit should read SOLAN GEMECHU/AFP/Getty Images)

Dawlada Itoobiya ayaa eedaysay maamulka Somaliland.

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Itoobiya Negeri Lencho ayaa warbaahinta u sheegay in maamulka Somaliland ay ka qeyb qaateen barakicinta lagu haayo dadka Oramada ah ee kunool deegaanada maamulka Somaliland.



Waxaa uu sheegay in Somaliland ay hareer martay Sharciga Qaxootiga iyo Muwaadiniinta Itoobiya ,islamarkaana deegaanada ay xoog uga saartay dad Oromo ah.

Waxa uu ku eedeeyay in Somaliland 3,000 oo qof oo Oromada ah ay qasab uga barakiciyeen deegaanada Waqooyiga Somaliland,islamarkaana ay wali sii waddaan.



 Wasiirka ayaa xusay in ay waddaan baaritaano ku aadan Waxyaabihii Sababay xasuuqii ka dhacay deegaanka Oromada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.