11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Itoobiya oo xidhey xuduuda ay la wadaagto Woqooyiga Somaliya

Wasiir ku xigeenka maamulka Somaliland ayaa ka hadlay xadka ay dawlada Itoobiya xirtey xilli amaanka gobolka ay khatar ku yihiin argagixisada caalamiga ah oo khatar ku haya dadka Somaliyeed ee degan ismaamulka Somalida iyo gudaha Itoobiya intaba.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS