X

Dawlada iyo ahlu sunna oo soo afjaray khilaaf yar oo taagnaa

Wasiirka arimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka Warbixiyey kulamadii iyo guulaha laga gaadhay.


Hoggaanka Ahlusuna ayaa u sheegay Wasiirka inay ka tanaasuleen wixii tabasho ay qabeen, isla markaana wixii hadda ka dambeeya raalli ka yihiin howlaha dowladda Federaalka ah ay ka wado Dhuusamareeb ee ku aadan dhismaha Maamulka Galmudug.

Hoos ka daawo hadalka wasiirka


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.