X

Xarun lagu sheegay dhaqanka oo Hargeysa ku taal oo iska difaacdey nin khaniisa

Xarun Hargeysa ku taal oo lagu sheegay dhaqanka ayaa inta badan waxa yimaada dad gaala ah. Gaaladaa imanaysa ayaa la yiraa waxay soo wadaan ictiraaf sida ninkan xarunta haysta uu hadda sheegay ayaa si ula kaca u ogolaada inay Hargeysa soo galaan dad khaniisiina.

Waxa ka mida nin madow oo u dhashay Botuswaana oo khaniisiinta u ololeeya.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.