Wasaarada warfaafinta ayaa eriday laba shirkadood oo kuwa warbaahinta ah oo si warxun ma faafin jireydalkadiideyna inay raacaan habdhaqanka sharci ee ay wasaarada u dejisay.
Labada shirkadood ayaa xarumo Ku leh Nayroobi iyo Hargeysa marka laga reebo Muqdisho. Dawlada ayaa sheegtay in ay diideen inay sharciga u hogaansamaan ayagoo faafin jirtey warar niyadjebina.
Maaha markii ugu horeysay ee dawladu erido hay’ado basaasiina oo ku maaxay xog ururinta dalka. Ujeedada hay”adahaas wararka xun u faafiyaan ayaa ah inay shaqadooda u sii socoto.
Labadan shirkadood ayaa lagu magacaabaa media link iyo Perspective. Waxa la filayaa in dhawaan laga masaafuriyo dalka si beentii ay wadeen looga qabyo ummada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay