X

Dawlada oo ku guulaysatay inay keento qalabka lagu baaro Kooro

Wasiirada aadka u shaqaysa ee caafimaadka Marwo Foosiya Abiikar ayaa warbaahinta u sheegtay in la keenay qalabkkii lagu baari lahaa cudurka Kooro oo awal dheecaanada loo qaadi jirey Kiiniya. Hadalka wasiirka ayaa aad loo dhaweeyay ayadoo mardhow la shaaciyay in kiisas cusub oo dalka gudihiisa ah la helay.



Qoraal ayay wasaaradu ku sheegtay in kiiska cusub yahay muwaadiin Muqdisho ku nool oo dalka meelna uga bixin taas oo walaaceeda leh.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.