X

Ururka Midnimo markale oo looga dhawaaqay Maraykan iyo dood xiise leh

Dhawaan ayay ahayd markii London looga dhawaaqay ururka midnimo markale oo ay horkacayeen rag ay ku dheeray gooni goosadka laakiin arkey in sheekadu xaaraan tahay ayna meel gaarayn. Haddaba waxa isla Maraykanka sidoo kale looga dhawaaqay isla ururkaas.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.