Wasiirka warfaafinta ayaa shaaca ka qaday in dawladu furtey shirka doorashada oo kooxda sheegata beesha caalamka ay rabto inay la wareegto kuna qabato XALANE. Shirkan ayaa ka furmey huteel Turkigu leeyahay oo u dhow madaarka.
Warar ayaa sheegayay in madaxweynaha Somaliya ka aqbalay kooxda weerarka ku ah ee sheegata beesha caalamka inay shirka doorashada ugu qabato xarunta XALANE. Warkaas oo been noqday.
Shirka doorashada oo mudooyin badan u dhacay kadib markii kooxda sheegata beesha caalamka ee dabada ka wadata horgalada Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ay ku adkaysanayan inuu xarunta XALANE ka dhaco lana wareegaan.
ARAABINEWS ayaa halsano kahor sheegtay in kooxda sheegata beesha caalamka ay rabto inay hogaanka shirka qabtaan xukunkana ka tuuraan.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWES
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay