Wasiirka warfaafinta Somaliya oo ka hadlay goorta lafurayo garoonkii kubadda cagta ee Afrika ugu weynaa ee Stadiyo Muqdisho, tiyaatarkii hore iyo xarumo hore u jirey, ayaa sheegay in dhamaantood la furo doono bilaha xoriyada.
Lama sheegin in xoriyad cusubĀ la qaadan oo noqonaysa goorta laga guulaysayto argagixisada dalkuna yeesho dawlad adag oo difaaci karta danta shacabka.
Wasiir Maareeye ayaa sheegay in dib loo furi doono garoonkaas, goobo lagu nasto oo laga hirgeliyo gobolada dalka iyo dib u dayactir weyn oo lagu sameeyo dhamaan xarumahii dawlada, oo hadda dad Ku Iiraan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay