X

Dawlada oo qorsheynaysa inay xadhiga ka jarto mashaariic hore u jirey

Wasiirka warfaafinta Somaliya oo ka hadlay goorta lafurayo garoonkii kubadda cagta ee Afrika ugu weynaa ee Stadiyo Muqdisho, tiyaatarkii hore iyo xarumo hore u jirey, ayaa sheegay in dhamaantood la furo doono bilaha xoriyada.


Lama sheegin in xoriyad cusubĀ  la qaadan oo noqonaysa goorta laga guulaysayto argagixisada dalkuna yeesho dawlad adag oo difaaci karta danta shacabka.


Wasiir Maareeye ayaa sheegay in dib loo furi doono garoonkaas, goobo lagu nasto oo laga hirgeliyo gobolada dalka iyo dib u dayactir weyn oo lagu sameeyo dhamaan xarumahii dawlada, oo hadda dad Ku Iiraan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.