Dawlada Somaliya ayaa si adag u beenisay warar been abuura oo sheegayay in ciidan tababar ugu maqan Eritariya uu qayb ka noqday dagaalka Itoobiya kula jirtey falaagadii dhiigyacabka ahayd ee Tigree. Waxa warkaan faafiyay qaar ka mida kooxda sheegta madasha musharixiinta.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS