Dawlada Somaliya ayaa u jawaabtey laba hay’adood mid Somali yahay kan kalana yahay gaalo oo lagu yaqaano basaasnimada oo qorey in xasuuqii argagixisada ee Muqdisho uu Ku yimi isku dhac ciidan halka argagixisada lafteeda ay Ku faantey xasuuqa dadkaas.
Waxa wax laga xumaado ah in labada hay’adood ee laanqayrta CAS ee loo soo gaabiyo ICRC iyo bisha CAS oo loo soo gaabiyo SRSC ay waxaad sheegtaan ayaa lagu yiri qoraal Ka soo baxay warfaafinta.
“Waxay ahayd in mida gaalada Isla markaaba laga mamnuuco dalka maadaama ay basaasiin yihiin kuna soo jiraan mashruuca gaalaynta dadka dhibku haysto ayuu yiri Cali Calasow.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS