X

Korneyl Caare oo isku dhiibey Muuse Biixi

Xaflad is dhiibid ah oo ka dhacdey gobolka Sanaag gaar ahaan meel u dhow buurta Daalo ayaa Korneyl Caare oo muddo sanad ah waday dagaal uu uga soo horjeedo maamulka Muuse Biixi ugu dambeyn sheegay inuu is dhiibey. Xaflada is dhiibida oo inta badan beeshiisu joogtey ayuu la sheegayaa in uu ka baxayo gobolka dibedana aadayo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.